Timajarahaani ayaa waxa uu ku yaala dalka Shiinaha waxaana lagu soo bandhigay Goob ay isugu imaanayen dad isugu soo baxay meel fagaara ah
Timajaraha oo ah kan ugu yaabka badan ayaa waxa uu ka yaabiyay dadka u dhashay dalkaasi Shiinaha oo ay ku noolyihiin kumanaan dad ah oo iyagu midba midka kale isku dayaayo inuu soo saaro waxqabad lagu bariisiyo.
Idale News Muqdisho