Sntv/toos ugu daawo munaasabadda maalinta dhalinyarada ee ka socota muqdisho

0
200

Idalenews:-Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed iyo Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa si toos ah u baahinaya Munaasabadda Maalinta Dhalinyarada aduunka ee caawa ka socota magaalada Muqdisho ayadoo Munaasabadda ay ka qeybgalayaan madax iyo dhalinyaro badan.

Waxii fah faahin ah kala soco pagekeyna idalenews.com