RW,oo Magacaabay Guddiga Doorashooyinka Dowlad goboleedyada

0
179

Muqdisho(INO)-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa magacaabay guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee heer dawlad gobolleed (GHDDDG) ee Sanadka 2016.

Guddiga doorashada dadban ee maamul goboleedyada  waxay ka kooban yahiin min 11 xubnood oo saddex ka mid ah ay yihiin haween.

Wareegtada lagu magacaabay guddigan oo uu ku saxiixnaa Raisul wasaaraha Soomaalia oo sidoo kale magacyadooda lagu xusay ayaa sidan u qorneyd.
guddi-magacaabid-1 guddi-magacaabid-2 guddi-magacaabid-4