Rajadii ciidamada Badda Soomaaliya oo dib u soo laabatay + VIDEO

0
219

Taliska ciidamada Badda Soomaaliya oo sanadihii ugu dambeeyay dib isu abaabulayay ayaa dabaaldegga sanadguuradiisa oo dhowaan ka dhacday magaalada Muqdisho waxa uu ku soo bandhigay fantasiyo iyo dhoolatus lala yaabay, taasi oo u muuqata mid dib u soo celisay rajadoodii ahayd inay mar uun doorkooda ka qaataan difaacidda iyo ilaalinta hantida Qaranka oo ay ugu weyneyd howlahoodii ay ka hayeen Badda.

(Daawo VIDEO)

[vsw id=”B9TqfmHNCOo” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

 

Idale News Muqdisho