Qiimaha maqaarka Dameerka oo 50$ ka gaaray dalka Burkina Faso

0
185

Qiimaha haragga Dameerka wuxuu dhowr sanno ka joogay dalka Burkina Faso $4 (£3) maanta waa $50, waa warbixintii wariyaha BBC-da Abdourahmane Dia.

Maqaarka Dameerka waxaa loo iibgeeyaa dalalka Aasiya sidda Shiinaha, Shiinaha sidoo kale dalkaas wuxuu ku lee yahay Kawaan lagu qalo dameerka oo ku yaalla caasimadda Ouagadougou.

13880224_1264724586913211_1350583356771042311_n

Burkina Faso, waxa uu ka mid yahay dalalka saboolka ee galbeedka Afrika.

Qiyaastii 65,000 oo maqaarka Dameerka ayaa la dhoofiyey lixdii bilood ee sannadkan