August 03, Nairobi, Idale News Online (INO) – Qoraal kooban oo ka soo baxay xafiiska qaramada Midoobey laguna soo qoray bogga UN isla markaasna lagu soo aadiyey shirka Muqdisho haatan uga furmay madaxda Soomaalida ayaa waxay ugu baaqeen in la dedejiyo qorshaha doorashada Soomaaliya.
Go’aankaan waxaa sidoo kale lagu sheegay in hogaamiyeyaasha Soomaalida ay go’aan mideysan ka gaaraan mudadda doorashada si qaramada midoobey iyo saaxiibadooa u fududeeyaan dhamaan tasiilaadkii loogu talagaley in howshaada lagu furdaamiyo.
Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Nairobi, Kenya