Xaalada guud ee xaafada islii ayaa waxaad modaa in ay sii xumaanayso kadib markay ka dhaceen qaraxyo badan kuwaasoo lalabeegsaday masaajido iyo kaniisado waxaan looga dan leeyahay arimo siyaasadeed maadama lagu jiro xiligii doo rashooyinka ayadoona la doonayo in madaxa la isku galiyo dadka somalida ah iyo kenyatiga oo loga bartay in ay nabad kuwada daganana jireen waligood.
Yuusuf xasan cabdi waxaa uu caan ku yahay in uu qof waliba oo somali ah ama muwaadin kenyan ah u fadhiga uga kaco kaasoo ka caawin jiray waxa ay u baahanyihiin isagoona u jeeda gaar ah kalahaynn wadani daacad ah halyeey ah somalidu ay aad ugu diirsadaan u dhisay jidadka iyo amaanka xaafada.
hadaba waxaa ka hadlay xaalada xaafada islii yusuf xaaji iyo mohamed cabdi afeey waxaan ay sheegeen in baadhitaanada aysan ahayn somalida oo kaliya laakiin lagu xaqiijinayo amaanka guud ee magaalada Nairobi