Puntland oo markii ugu horeysey si kulul u eedeysey Madaxweyne Xasan inuusan raali ka aheyn Maamul dadka Jubooyinku dhistaan

0
200

Mamul goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in ay ogyihiin in madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud uusan raalli ka ahayn maamulka lagu wado in loo dhiso gobollada Jubbooyinka iyo Gedo.

Riix Halkan si aad Waraysiga Puntland u dhagaysato.


Gudoomiyihii hore ee gobolka Mudug ee Maamulka Puntland Cabdirashiid Cali Xaashi “Dhuubane”  ayaa sheegay in madax banaani loo siiyaa shacabka Jubbooyinka samaynta maamulkooda ay tahay xalka kaliya.

Idale News Galkacyo