Prof. Jawaari”Dhinacyada Mooshinnada keenay Waa in ay Miiska Wadahadalka Soo Fariistaan”

0
243

Muqdisho(INO) — Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan [Jawaari] ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in dhinacyada isku haya Mooshinnada iska horjeeda ee Baarlamaanka la keenay ay isugu yimaadaan Miiska Wada-hadalka.

Jawaari ayaa qoraalka uu soo saaray ku sheegay in xildhibaannada ay ka reeban tahay inay Warbaahinta la hadlaan inta ay wadahadalladu socdaan; ayna si aad ah uga digtoonaadaan inay adeegsiga erayada xannafta leh iyo wax walba oo ku keeni kara heshiiska carqalad.

AKHRISO: Qoraalka uu soo saaray Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Jawaari;

i

 

Idale News Online, Muqdisho

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here