Ciyaar yahanka caanka ah ee asalkiisu kasoo jeeda Soomaalida ee Mo Farah, horayna ugu guuleystay dhowr biladood oo dahab ah, ayaa ka hadlay shirka ka dhacaya London 7-da bishaan May ee looga hadlayo arimaha Soomalya.
Hoos Ka Daawo Muuqaalka
[vsw id=”c1Xzh84eM4Y#!” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]
Idale News Muqdisho