Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ku geeriyooday ALLAHA u naxariiste guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb “Maxamed Dheere”.
Gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir ayaa maalmihii ugu danbeeyay wuxuu ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho waxaana la rabay in loo qaado magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya.
Maxamed Cumar Xabeeb ayaa ku geeriyooday Isbitaalka Xalane ee magaalada Muqdisho halkaas oo uu maalmihii ugu dambeeyay uu ku xanuunsanaa.
Idale News Muqdisho