Malaaq Shiino oo ka mid ah odayaasha Dhaqanka Digil iyo Mirifle ayaa ka hadlay mowqifkooda ku aadan wada hadalada Magaalada Addis ababa uga socda Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubaland ee Madaxweynaha ka yahay Axmed Max’ed Islaam “Axmed Madoobe”
[audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2013/08/MalaaqShiino.mp3]Malaq shine oo kamid ah waxgaradka Magaalada Baydhabo oo Warbaahinta la hadlaya ayaa sheegay in wada hadalada Axmed Madoobe iyo Dowlada Federaalka ay Tahay Fidno isla markaasna aysan ogolayn wada Hadalkaas.
Idale News Online Baydhabo