Gudoomiyaha Barlamanka Prof.Maxamed Osman Jawaari oo maanta ka qeyb qaatey nadaafadeynta magalada Baydhaba Janaay.

0
202

Waxaa maanta magalada baydhabo ka dhacay barnaamij loogu magac darey soo celinta bilicda magalada baydhabo halkaas oo ey shacabka magalada isugu soo bexeey si ey u nadiifiyaan magalada baydhaba.

Waxaa holgalkaa nadaafadeyta magalada baydhabo ka qeyb qaatey Gudoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo qaar kamid ah wasiirada xukuumada federaalka.

Masuuliyiin maanta dadweynaha Baydhabo kala qayb qaatay howsha nadaafadeed ayada oo uu mudane Jawaari shacabka magaalada soo dhex maray taasoo muujinaysa xiriirka wanaagsan ee kala dhaxeeya guud ahaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan shacab weynaha Koonfur galbeed Soomaaliya.

baydhabo1

baydhabo2

Idale News Online,Baydhabo Janaay.