Gudoomiyada baarlamaanka federaalka soomaaliya ayaa si diiran waxa u soo dhaweeyay aqoonyahano iyo waxgarad dagan istanbul, gudoomiya ayaa kula dardaarmay meel waliba ee joogaan soomaaliya in midnimada laga shaqeeya.
Waxgaradka ku soo dhaweeyay gudoomiyaha ayaa waxa hogaaminayay maxamed cabdullaahi oo mar waliba sidaan oo kale u soo dhaweeya dhamaan madaxda soomaaliyeed ee timaada dalka turkiga. Kadib markii uu kalan la yeeshay reer istanbul ayuu ka dhoofay garoonka ataturk airporti.
Idale News Istanbul