Guddiga Doorashada Somaliland oo ku dhowaaqey 3da xisbi qaran ee ku soo baxdey doorashada

0
222

Guddida Diwaangalinta Ururada Iyo Ansixinta Asxaabta QarankaAyaa Si rasmiya Ugu Dhawaaqay Saddexda Xisbi Ee Ku Guulaystay In ay Noqdaan Xisbiyada Qaranka Ee Dalka.

Munaasibada Lagu Qabtay Hoteelka Maansoor Ee Magaalada Hargaysa AyaaGuddidu Ay Si Rasmiya Ugu Dhawaaqeen Waxaana Afhayeenka Guddida Diiwaangalintu Oo Ku Dhawaaqay Uu SheegayIn Kaalinta KowaadUu Ku Guulaystay

1-   Xisbiga Kulmiye oo gobolada Dalka Ka helay 20%

2-   Kaalinta Labaadna Waxa Ku Guulaystay Ururka Wadani

3-   Halka Kaalinta Saddexaadka Uu Ka Helay Xisbiga Ucid

Ururda Xaqsoor, Umada, Rays Iyo Dalsan Ayaa Noqday Afarta Urur Ee Aan Soo Bixin Waxaana Madashaasi Goob Joog ahaa Madaxda  Saddexda XisbiEe Soo Baxay Iyo Guddoomiyaha Ururka Dalsan.

Idale News Hargeisa