Eng. Yariisow Duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta madaxa Hay’adda Qaxootiga ee QM….

0
199

Kulan muhiim ah oo maanta uu  la yeeshay Eng yariisow Duqa magaalada Muqdisho madaxa Hay’adda Qaxootiga ee QM ee UNHCR Ms.Caroline Van Buren ayeey ka wada hadleen adkeynta xiriirka ka dhexeeya, arrimaha barakacayaasha, Qaxootiga iyo sidii loo xoojin lahaa barnaamijyada shaqada loogu abuurayo dhalinyarada Soomaaliyeed.

Waxuunu Ku soo dhamaaday kulunkoodee is fahan gabagabadii ,waxuun a aga mahad celiyay Eng yariisow oo ah na Duqa magaalada Muqdisho.