Dood Xiiso leh “Waxqabadka dowlada ee sanadkii tagey oo dhax mareysa, Dalxa,Yariisow, Sheikh Max’ed Yaasiin”

0
237

Dood xiiso badan oo dhexmartay Sheekh Maxamed Yaasiin, Eng Cabdiraxman Yariisow iyo XLD Prof. Dalxa. Seddexda masuul ayaa si aad ah u lafaguray waxqabadka dowlada muddadii sanadka ah ee ay jirtay, waxa ay qabatey, waxa u qabsoomi waayey iyo sababaha ay ugu qabsoomi waayeen.


kulankaXamdi