Tiyeeglow(INO)- Taliyaha Ciidamada Booliska Gaarka Ah Koonfur Galbeed Somaliya Maxamed Sheeq Cabdulaahi Xili Uu Lahadlaayey Ciidamada Ku Sugan Degmada Tiyeeglow Ayaa Waxaa UU Kula Dar Daaramey In Ay U Shaqeyaan Shacabka KG Gaar Ahaan Ku Ku Nool Degmadaasi Waxaa Uu Sheegey In Hada Ay Muuqato Guulo Ay Gareen Ciidamada Booliska Shacabkana Rajodooda Ay Tahay Mid Kalsooni Ay Ku Qabaan In Ay Lashaqeyaan Ciidinkooda.
Taliyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Ciidanka Laga Rabo In Ay Sugaan Amaanka Degmada Tiyeeglow Kadibna Laga In Ay Furaan Wadooyinka Soogala Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool Tiliyaha Asigoo Hadalkiisa Sii Wadta Ayaa Waxaa Uu Balan Qaadey Qof Waliba Oo Katirsan Ciidanka Gaarka Ah KGS In Uu Heli Doono Xuquuqda Uu Ku LeYahay Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya.
Halkan Ka Dhageyso
W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Atera}