Dhegeyso: Gudoomiyaha Degmada Wanleweyn oo Sheegey Iney Ka Wadaan Howlgalo Wadada Isku Xirta Afgooye iyo Wanleweyn.

0
245

Gudoomiyaha Degmada Walawayn ee gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in gacanta ay ku soo dhigeen kooxo dhibaataynayay wadayaasha Gadiidka ee isticmaala wadada Xiriira Degmada Afgooye Iyo walawayn.

Wadada isku xirta degmada afgooye iyo wanleweybn ayaa ah wadada ugu isbaarada bada oo ay gaadiidleyda ka shaqeysan wayeen.

Halkan Ka Dhageyso.

[audio:http://daafeet.com/wp-content/uploads/2014/06/isaaq-xaji.mp3|autostart=yes]

sssssIdale News Online.