Dhegayso VOA: Warbixin Laga Diyariyey Siday Daacish Ula Dhaqanto Gabdhaha

0
211

Muqdisho (INO) Ergayga qaramada midoobay u qaabilsan xadgubyada jinsiga Zaynab Xaawa Bangura ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Daacish ay gabdhaha yaryar ku iibiyaan suuqyada sidii adoomaha oo kale.

zeynab

Ergayga ayaa ku dartay in mararka qaar ayba dhacdo in gabadh yar la siisto lacaag ka yar tan lagu iibsado baakidh sigaara.

Zainab Bangura ayaa ku tilmaantay in Daacish ay dagaalkooda u adeegsan ku xadgudbka haweenka.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here