Muqdisho(INO)-Iyadoo waayadan Danbe ay bulshada Soomaaliyeed dhibaato wayn ku qabeen Tahriibka oo galaaftay Nolosha dad badan, ayaa waxaa Arintaasi Warbixin Looga hadlayey Diyaarisay Idaacada BBC-da.
Mid kamida dadkii Fursada u helay inuu ka qayb Galo Barnaamijkan ayaa wuxuu ka hadlay dhibaatada Umada Soomaaliyeed haysata, Isaga oo sheegay in waxa Bulshada Soomaaliyeed ay u tahriibays ay tahay Kibir, Taasi oo ay Naftooda ku haligayaan, Geesta kale wuxuu ku eedeeyay Tarhiibka ku xoogaystay Hargeisa iyo burco
Halkan Ka Dhageyso.
Idale News Online,Muqdisho