Dhageyso+Wareysi:Wasaarada Shaqada Iyo Shaqaalaha KGS Oo Shaqo Abuuris U Sameynaysa 400 Gabdhood

0
428

Baydhabo(INO)- Iyadoo Xiligaani Dhalinyaro Badan Shaqo La’aan Dartii Derbiyada U Fadhiyaan ayaa Waxaa Ay Bilaawdey In Ay Shaqo Ubuuris Ay Usameyso Dhalinyaro Badan Oo Gabdho  Ah kuwaasoo Loona Qaadi Doono Dalka Sacuudi Carabiya.

Wasiirka Shaqada Iyo Shaqaalaha Koonfur Galbeed Somaliya Jeylaani Sheeq Maxamed Ayaa Waxaa Uu Kahadley Shaqo La’aanta Dhibka Ay U Keeni Karto Dhalinyarada Xiligaani Ay Jiraan Iyadoo Dhibka Ugu Horeyo Ay Kamid Tahay Tahriibka Ku Biiritaanka Urarka Al Shabaab Iyo Waxyaabo Kale Oo Dhibaato U Keeni Karaa Dowladnimada

Dhanka Kale Wasiirka Ayaa Waxaa Sheegey In Dowlada Faderaalka Soomaaliya Ay Qaadan Doonto Shaqaalo Badan Oo Ay Kamid Noqdaan Shaqaalaha U Shaqeeya Dowlada Faderaalka Soomaaliya.

Halkan Ka Dhageyso

W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed Ateera