Baydhabo(INO)- Maamulka Gobalka Bay & Kan Degmada Baydhabo Ayaa Hormar & Dib Udhis muuqda kawada Good ahaan Gobalka & Degmoyinkiiisa.
Waxaa Maantey Gudaha Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay Si’toos ah Ooga Bilowday Wajigii Labaad ee Galinta Nalalalka Cadceeda Kushaqeeya Solarka, Taasoo Laga Bilaabey Wadada Kiilo Sacba Ee Xaafada Isha isla markaana Kamid ah Wadooyinka Ganacsiga Magalada Baydhabo Ugu Mashquulka Badan, Ayadoona Lagaarsiin Doona Dhamaan Wadooyin ka Magagaalada.
Bulshada Kudhaqan Degmada Baydhabo Ayaa Sidiiran Usoo Dhaweyey Dib Udhiska & Hormarka Kasocdo Magaalada Baydhabo, Hormarkasoo Qeyb Weyn Kaqadan Doona Xaga Ganacsiga & aminga.
Ugu dambeyntii, Dib Udhiskaasi & Socelinta Bulicda Magaalada, Waxaa Iska Kaashaday Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Maamulka Gobalka Kan Degmada & Shacabkoda Isku Duuban Waxaana Gacan Kasiiyey dowlada UK.
Idale News Online, Baydhabo