Baydhabo(INO )- Garoonka shaati gaduud Ee magalada Bayydhabo aya manta waxaa boqolaal dad ka kala imaaday xaafadaha kala duwan magalada waxay kuso dhaweyen madax weynaha mamulka koonfur galbeed Somaliya Sharif xasan sheeq aadan Oo ka qeeb galay shirka looka hadlayay hiigsiga qaranaka 2016 Oo kadhahacay magalada kismaaya shariif xasan sheeq aadaa ayaa garoonka diyaradaha kula hadlay war baahinta Idalenews.com waxaana Uu kawar bixyay shirka ka dhacay magalada kismaaya.
Sidoo kala madaxweynaha aaya tacsi u diyaray dowlda Kenya ciidamadi ugu geryiyoodeey weerka ay ku qadeen kooxda alshabab saldhig ku yaala dagmada ceelcade Ee gobolka gado.
Imaanshaha madax wenaha maamulka koonfur galbed Somaliya ayaa kuso aaday xili magalada beydhaba Uu ka socodo diyaar garoow ku aadan in lacalema saara gudoomiyha baarlamnaka mamulka koonfur galbeed Ee somaliya.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online,Baydhabo