Baydhabo(INO)-Mudo afar bilood ah oo qadatay dhismaha xarun cusub oo loogu talagalay in lagu hayo dadka dhimirka loogu jira ee Baydhabo ayaa waxaa furitanka dhismahan ka qeyb galey ku simaha Madaxweyne koonfur galbeed ahna wasiirka beeraha iyo waraabka,wasiirka caafimaadka,gudoomiyaha gobalkla Bay,gudiga danwaad iyo marti sharaf kale.
Dhismahan loogu tala galey dadka dhimirka loogu jiro in lagu xanaaneeyo ayaa waxaa ka wada qeyb gatey wasaraada Caafimaadka Koonmfur Galbeed Soomaaliya iyo gudiga dan wadaag,Xuseen sheikh Maxamuud oo danwadaag ka socdey iyo Agaasimaha xarunta dhimirka ee magaalada Baydhabao aadan jandalman ayaa ka Hadley goobta.
Wasiirka caafimaadka Isxaaq Cali Subug iyo ku simaha madaxweynaha koonfur galbeed maxamed xasan fiqi ayaa sheegay in xaruntan dadka dhimirka loo dhisey inta ka dhiman Bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya looga bahanyahay iney qeybtoda ka qaataan,iyagoona xariga ka jirey.
Halkan Ka Dhageyso
W/Q;Wariye Siidcali Muuse Maxamed Ateera