Dhageyso: Xildhibaan Cismaan Caato” Mooshin Ka Dhan Ah Madaxweynaha Ma Wadno, Dowlada KGS Ayaan Toosin Rabnaa”

0
241

Baydhabo(INO)- Xildhibaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ka arinsanaayey toosinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo sidii loo samata bixin lahaa umada mas’uulka looyahay.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga