Goofgaduud Shabellow(INO)-Degaanka Goof gaduud Shabellow Oo Ka Tirsan Gobalka Baay Oo Qiyaastii Magalada Baydhabo Ujirta 30 Km Ayaa Xiligaani Kataagan Xaalad Bini Aadinimo ah Oo Aad Udaran.
Dadka Degan Degaankaasi Ayaan Xiligaani Heysan Adeegyo Ku Filan Dhanka Waxbarashada”Caafimaadka Iyo Dhanka Biyaha Oo Aan Hagaagsaneen.
Axmed Jadiid Waa Dugoomiyaha Degaankaasi Goofgaduud Shabellow Waxaa Uu Sheegey In Dadka kazoo Jeeda Degaankaasi In Ay Soo Wajahdey Cuduro Aad U Kala duwan Oo u badan Cudurka Loo Yaqaano Duumada Ama Malaria.
Gudoomiyaha Degaankaasi Guufgaduud Shabellow Axmed Jadiid Oo Kahadlaayo Xaalada Kajirto Halkaasi.
Kuma Eka Oo Kaliya Xaalada Caafimaadaro ah Degaankaasi Oo waxaa Kulamaanan Waxbarasho La”aan .
Dhanka waxbarasho La”aanta Kajirto Goof gaduud Shabellow Ee Gobalka Baay Waxaa Kuyalaa Oo Kaliya Hal School Oo Aan Ku Filineen degaankaasi Hadaba waa Sidee baahida waxbarasho la”aanta Kajirto Degaanka Goofgaduud Shabellow Ee Gobalka Bay.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Goof Gaduuf