Dhageyso: Wasaarada Haweenka Soomaaliya oo Wado Qorshe Looga Hortagayo Kufsiga.

0
203

Khadiijo Max’ed Diiriye Wasiirka Haweenka iyo Xaquuqa iinsaanka oo maanta Warbaahinta kula hadashay Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa sheegtay in wasaaradu ay wado Qorshe Sharci looga hortago Kufsiga Haweenka loo geysto ay soo sari doonto.

Waxaa ay sheegtay Wasiir Khadiijo in Marka Sharcigaan Wasaaradu ay sameeyso la tashiyo kala sameendoonto Maamul Goboleed yada Dalka Soomaaliya kadibna ay u gudbin Doonto Golaha Baarlamaanak Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale Wasiirka Haweenka ay shegtay in Shir ay oga soo qeyb gashay Dalka ingiriiska,Qodobadii ka soo baxay ay hor geen doonto Xukumadda Federaalka Soomaaliya.

 

[audio:http://radiokulmiye.com/knn/wp-content/uploads/2014/06/Soos.mp3|autostart=yes]

Khadiijo

Idale News Online,Muqdisho.