Dhageyso: Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweynaha oo Gaaray Magaalada Baydhabo

0
203

Baydhabo(INO)-Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaweyd gaaray xarunta gobolka Bay ee magaalada Baydhabo.

Wafdiga madaxweynaha ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay halkaasi, waxaana garoonka kusoo dhaweeyay madaxdweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Shariix Xasan Sheekh Aadan iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiirada.

Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu kulamo la qaato mas’uuliyiinta Dowladda  Koofurgalbeen, waxgaradka iyo bulshada ku dhaqan magaalada Baydhabo.

Idale News Online, Xafiiska Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here