Dhageyso: Sarkaalka Cusub Ee Ciidamada Itoobiya Ee KGS Oo U Hanjabey Xoogaga Al-shabaab

0
247

Baydhabo(INO)-Iyadoo degaano iyo Degmooyin ka tirsan Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya  ay haystaan Xoogaga Al-shabaab ee Soomaaliya, ayaa Sarkaalka cusub ee Ciidamada Itoobiya Ee Gobolada KG Soomaaliya GENERAL.YAMAANI uu sheegey in Al-shabaab laga Saarayo Dhwaan Degaanada Ay Ka Joogaan KGS.

yamani

GENERAL Yamaani Ayaa Sidoo kale Sheegey inuu Socodo Abaabulkii ugu dambeeyey oo  Al-shabaab lagaga Saaraayo Gobolada Galbeed Soomaaliya, wuxuna Bulshada KG Soomaaliya Ugu Baaqey  Gaar ahaan Kuwa ku Dhaqan Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay, Inay Soo Sheegaan Kooxda Amniyaadka Ahi ee  Ku dhuumaaleysanaayo Gudaha Magaaladaasi.

Ugu dambeyntii waxa uu sheegey in AMISOM ay balaarisey Hawlgalkeedka Soomaaliya isla markaana Guluf Colaadeed ku Qaadeyso Maleeshiyadka Al-shabaab oo Dagaal Adag kula Jirto Dowladda Soomaaliya Iyo AMISOM

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here