Mid ka mid ah saraakiisha ka soo jeeda Degmada Garbahaarey oo Gobalka Gedo ayaa sheegey inuusan dow ahayn in maamul loo sameeyo jubooyinka iyo Gedo iyadoo degmooyinka goboladaasi aysan gacantooda ugu jirin, waxuunsa sheegey in uu la qabo Madaxweynaha Soomaaliya in maamul u sameynta goboladaasi lala sugo deganaan rasmi ah oo goboladaas ka dhalatey.
Dhageyso wareysiga Sarkaalka oo ku sugan Degmada Doolow ee Gobolka Gedo