Dhageyso: Oday Ka Soo Jeeda Beesha Biimaal Oo Habaarey Musharax Shariif Xasan Sheekh Aaden

0
205

Baydhabo(INO)– Odayaasha Dhaqanka Gobolka Shabellaha Hoose iyo Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka KG Soomaaliya oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay Sheegeen in Doorashadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden lagala kulmay Khasaarey iyo tacab beel isla markaana waxay ugu baaqeen inuu Xilka baneeyo.

Mid ka mid ah Odayaashii kullan ka hadley ayaa kalmad Habaar ah ku tuurey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden  ahna Mushrax u taagan Qabashada Madaxweyninimada Soomaaaliya.

” Khasaare ayaan ku ognahay Shariifka, waa narafadiyey ” ayuu yiri Odayga.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Muqdisho