Dhageyso: Nuxurka Khubadii Maanta Madaxweyne Shariif Xasan Ka Jeediyey Caleemo Saarka

0
207

Baydhabo(INO)- Madaxweynaha Koonfur Galbeed  soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta Khudbad ka  Jeediyey Caleemo saarka Gudoonka Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxana uu sheegey in Gudoonka Looga fadhiyo, 3 arimoo oo kale Dib u heshisiint, Dib dhis iyo Dajinta sharciyada Baarlamanka.

Heeta KGS

Halkan Ka Dhageyo

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here