Dhageyso+Sawiro: Munaasabad Looga Hambalyeynayey Gudoomiye Prof. Jawaari Oo Baydhabo Ka Dhacdey

0
217

Baydhabo(INO)– Kullan Balaaran Oo Lagu Taagyeeraayo Loogana Hambalyeynaayo  Guusha Uu Mar kale gaarey Gudoomiyaaha Baarlamanka Cusub Ee Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Maanta lagu qabtey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

Munaasabada wax ka soo qiib galey Xildhibaano Ka tirsan Baarlamanka Koomfur Galbeed Soomaaliya, Odayaal dhaqmeedyo, Waxgarad, Siyaasiyiin, Aqoonyahno iyo Qiibaha Kala Duwan Ee Bulsahda Rayidka Ee Magaalada Baydhabo, kuwaasoo dhamaan u hambalyeeyey Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Halkan Ka Dhageyso

Wariye  Maxamed C/Casiis Salaad ,Idale News Online, Muqdisho