Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay ka hadlay go’aankii awood ahaan loo siiyey Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Janeral Xasan Muun-gaab ee la hoos geeyey talisyada ciidanka Nabad Sugida iyo Booliska gobolka Banaadir.
Madaxweyne Xasan ayaa sheegay waxii hada ka dambeeya gobol walba Taliska ciidamada Nabadsugida iyo Booliska ay ka amar qaadan doonan gudoomiyaha gobolka
Waxaa uu sheegay Madaxweynaha yoolka arinkani laga leeyahay ay tahay kaliya sidii dadweynaha iyo maamulka uwada shaqeyn lahaayeen amaan koodana loo sugi lahaa.
[audio:http://arlaadii.net/wp-content/uploads/2014/04/Voice-032.wav?_=1|autostart=yes]
Idale News Online, Muqdisho.