Dhageyso: Madaxweyne Shariif Xasan ” AMISOM Iyo DFS Ayaa Hortaagan In Ciidamo Loo Sameeyo G/Sh/ Hoose”

0
162

Baydhabo(INO)- Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka Jawaabey Su’aal  dad badan ay isweydiinayeen, ka dib markii Degmooyinka Gobolada Bay iyo Bakool Loo Sameeyey Ciidamo Gaar ah oo Ilaaliya Nabadda iyo Xasiloonida Degmooyinkaas. isla markana  ilaa iyo haatan loo sameeyenin Degmooyinka Gobolka Shabellaha hoose Ciidamo gaar ah.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegey in Ciidamada AMISOM Ee Gobolka Shabellaha Hoose  iyo DFS ay hortaagan yihiin in ciidamo loo sameeyo Gobolka Shabellaha Hoose, waxa kale uu amaaney AMISOM-ta joogta Gobolada Bay iyo Bakool.

Halkan Ka Dhageyso