Dhageyso: Maamulka Gobolka Bakool Oo U Hanjabey Xildhibaano iyo Siyaasiyiin Ku Sugan Degmada Ceelberde

0
211

Xudur(INO) ka dib markii Shaley Degmada Ceelberde looga dhawaaqey Maamul lamagac baxey Bakool sare isla markaana ay sameeyeen siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya ayna  sheegen in Maamulkan uu ka madax banaan yahay Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa arintaas  Maamul Gobolka Bakool Jawaab adag ka bixiyey.

Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool, Mustafe Aadan Maxamed ayaa sheegey in tilaabadaas ay qaadeen Xildhibaanada BFS ay tahay mid sharci daro ah  isla markaana Beell Gaar ah ay u  raadinayaan Dhul aysan U dhalan isla markaana waxa uu carab ku adkeeyey hadii Dowlada koonfur Galbeed Soomaaliya  ay siisyo amaro  ay litaabo adag ka qaadeyaan Siyaasiiyna iyo Xildhibaanada Ku Sugan Degmada Ceelberde Ee Gobolka Bakool.

Halkan Ka Dhagyeyso Wareysi Radio Idale La Yeelatey Gudoomiyaha

Idale News Online, Xudur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here