Wabiga Shabelle ee Mara qaybo kamid ah gobolka Shabellaha Hoose ayaa Fatahaad xoogan oo samaysay qaar kamid ah degmooyinka gobolkaasi ka sameeyay dhowr degmo.
Fatahaada Wabiga Shabelle ka sameeyay Degmada Wanlawayn ayaa samaysay ku dhawaad labo kun iyo Shanboqol oo Ruux (20500 oo Qoys, kuwaasoo guryahoodii ay gudaha u galeen Biyahu.
Maamulka degmada Wanlawayn iyo shacabka ku dhaqanka degmadaasi ayaa Dowladda Soomaaliya ku dhaliilay waxka qabasho la’aanta dhibaatada haystada Shacabka Wanlawayn.
Dhageyso Eedeynta [audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/05/Fatahaada-Wabiga-.mp3]
Idale News Muqdisho