Baydhabo(INO)- Maamulka Degmada Baydhabo ayaa Amaro Ku Soo Rugey Wadiyaasha Gawarida Ee ka Shaqeeya Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.
Gudoomiyaha Degmada Ahna Duqa Magaalada C/laahi Cali Watiin ayaa ka hadley arintaas, waxaana uu fariin u direy wadiyaasha Gawaarid aan haysan Sharciga inaysan wadi karin Baabuurta, isagoona xusey in arintan ay ugu gul leeyihiin Sugida Amaanka Magaalada.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Baydhabo