Dhageyso: Koonfur Galbeed Oo U Hanjabtey Al-shabaab

0
198

Baydhabo(IINO)- Wasiirka Hub ka dhigista, Dhaqan Celinta iyo Tababaradda Maleeshiyaadka Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay) Ayaa Sheegay inay Ku Raad Joogaan  Regii Ka Dabeyey  Madaafiic lagu soo garaacey Magaalada Baydhabo.

Halkan Ka Dhageyso