Dhageyso: Khudbadda Madaxweynaha Soomaaliya Ka Jeediyey Caleemo Saarka Gudoonka

0
233

Baydhabo(INO)- Munaasabadda Caleema saarka Ee Gudoonka Baarlamanka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta Ka dhacdey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta KMG Ee KGS isla markaana laga jeediyey Khudbado.

Baydhabo maanta

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay isla markaana ka sheekeeyay dadaaladii lagu soo dhisay Dowlada KGS iyo Baarlamankuba oo uu sheegay in mudo badan ay qaadatay dhisidiisa.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here