Dhageyso: JFS Oo Bixisay Deymihii Lagu lahaa Qaranka

0
200

Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya in ay bixisay deymihii lagu lahaa dalka.

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda in ay dadaal dheeri ah  ay ku bixisay bixinta deymihii lagu lahaa dowladda Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in  dowladda Soomaaliya ay dayactirtay safaaradihii ay ku la heyd dalalka Caalamka qaarkood.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay sidoo kale  ay ku raja weyn tahay in ay dhisto safaaradaha ay ku leedahay Caalamka.

Shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay in ay taageeraan dowladda Soomaaliya , islamarkaana ay la shaqeeyaan.