Galkacyo(INO)- Imaam Xirsi oo ka Mid ah Imaamyada Soomaaliyeed ayaa digniin culus u jeediyay maamulka Puntland ee uu hoggaamiyo Madaxweynaha Puntland.
Imaam Xirsi Faarax Imaamka guud ee beesha Abgaal hiraab ayaa sheegay in beesha Muddulood haddii ay dagaalka soo gasho aysan ka sokeynaynin magaalada Boosaaso oo hadda ay maamusho Puntland waxaana uu wax lala yaabo uu ku tilmaamay hadalada ka soo baxaya Puntland.
Imaamka ayaa muujiyay in magaalada Gaalkacyo ay tegi karaan ciidamo kale Balse Waxa uu Shegay in Dagaal aysan Wax Faaido ah lahayn.