Baydhabo(INO)- Maamulk laga sameeyay deegaanada Gobolka Bakool sida Ceelbarde Yeed iyo Aato ayaa haatan dareemaya Mucaarado kala duwan oo kaga imaaneysa dhinacyada kale ee daga degmooyinka kale ee Gobolada baay iyo Bakool,
Siyaasiyiinta iyo Odayaasha Beelaha digil iyo Mirifle ayaa Muujinaya Colaadin toos ah oo ay ku diidan yihiin Maamulka loo sameeyay deegaanadaasi sida uu Muujinayo Siyaasiga Idirs Cabdi Takhtar oo ka hadlay kulan lagu qabtay Baydhabo, isagoona eedayey Maamulaa Puntland iyo Jubba.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Baydhabo