Dhageyso: Gudoomiye Watiin Ka Warbxiyey Kormeer QM iyo Wasaarada Howlaha Guud Ee DFS Ay Ka Sameeyeen Kaamamka Barakacyaasha Baydhabo

0
214

Baydhabo(INO)- Gudoomiyaha Degmada Baydhabo C/laahi Watiin, ayaa ka hadley, Kormeerey Xubno ka socodey Hay’adaha FAO, UNHCR iyo OCHA  iyo Wasiirka Howlaha Guud Ee Soomaaliya Eng. Salax Sheekh Cismaan Muuse  ay ku sameeyeen, Kamaamka Dadka Barakacyaasha ku jira Ee Magaalda Baydhabo.

Halkan Ka Dhageyso Wareysi

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here