Dhageyso: Gudiga Abaaraha KGS Iyo Hay’ado Oo Kullan Ku Yeeshey Baydhabo

0
189

Baydhabo(INO)- Kulun ay isgu yimaadeen Gudiga Abaaraha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Maamulka Degmada Baydhabo Iyo Hay’adah ayaa lagu qabtey Xarunta Degmada Baydhabo.

Kullanka ayaa waxaa looga Hadleyey Sidii gurmada Deg deg ah Loogu sameen laha  Dadka Ay saameysay Abaarta Degaanada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Kulunka oo Saxaafada ay ka ahayd Dibada Jooga waxana Markii Uu soo dhamaadey warfidiyeenka lahadaley Gudoomiye Ku xigeenka Degmada Baydhabo Aadan Cali Aadan

Kulankan ayaa waxaa uu Ku soo adeeyaa Xili Gudiga abaaraha loo Xilsareey Koonfur Galbeed Soomaaliya ay wadaan Kulumo Gooni Gooni ah  oo Loogu caawinaayo Dadka ay saameysey Abaarta.

Halkan Ka Dhageyso