Dhageyso: Ciidamada KGS iyo Kuwo DFS Oo Howlgalo Adag Ka Wada Degaanka Goof Gaduud Shabeellow

0
182

Goof Gaduud(INO)- Gudoomiyaha Deeganka Goof gaduud shabeelow ee gobolka Bay Xuseen wardheere aya waxa uu ka warbixiyey howlgalo ay ka sameeyen deegano hoos yimada Degaanka goof gaduud shabeelow ee  gobolka Bay.

Halkan Ka Dhageyso

Wariye Faysal Dhaayow, Warbaahinta Idale News Online Baydhabo