Dhageyso: Beesha Biimaal Oo U Soo Hanqal Taagdey Saamiga Gobolka Bakool

0
338

Baydhabo(INO)- Xuseen Cabdulaahi Qardhaas oo ka mid ah Waxgaradka Beessh Biimaal islamarkaana Sida uu sheegey kasoo jeeda Deegaanada Bakool ayaa ka hadlay xildhibaanada dhawaan lagu dhaaariyey Baydhabo.

qardhaas-620x330

Xuessn Qardhaas ayaa sheegay in ay ku xunyihiin tirada laga helay Baarlamaanka weliba eedeynta arintaas ay usoo jeedinayaan Siyaasiyiin iyo Odayaal ka tirsan Beesha Biimaali.

Waxa uu sheegay in siyaasiyiinta iyo Odayaasha Biimaal  ay ku fakareen in ay kala dilaan ama ay kala geeyaan cududa mideysan ee Beesha taas uu sheegey  oo halgan ugu jirta sidii ay usoo ceshan laheyd dhul badan oo xoog looga haaysto, waxaana uu sheegay in marnaba aanu u istaagi doonin halganka daneystayaal umada kala didinaya.

Mr. Qardhaas ayaa ku nuux nuuxsaday in saamigii beesha ee ay ku laheyd Bakool aan lasoo dhicin uu arkayo daciifnimo iyo xil gudasha la’aan ay ku sifoobeen Beesha Biimaal.

Halkan Ka Dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here