Baydhabo(INO)- Tan iyo Markii la dhiisay Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa jira in Dowlada KGS aysan ku baahin Deegaanada Koonfur galbeed oo la og yahay in Al-shabaaab ay ka taliyaan ama ay godoominiyeen.
Wasiirka warfaafinta Ee Maamulka Koonfur Galbeed Xasan Cabdi Maxamed ayaa waxaa uu wareysi uu bixiyey ku sheegay in ay diyaariyeen Ciidamo xoog badan oo ay ku doo nayaan in shabaab ka saaraan degmooyinka Koonfur galbeed Soomaaliya.
Halkan Ka Dhageyso
Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in beesha caalamka aysan wax dhaqaala ah siinin mudadii halka sano ahaa Ee Maamulkooda dhisnaa islamarkaana , dhaqaala ahaan ay iyagu isku tashtaan.
Wareysiga ku dhageyso xog intaa ka badan oo uu bixiyey wasirka warfaafinta Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Xasan Cabdi Maxamed.
Idale News Online, Baydhabo