Dhageyso: Barakacyaal Badan Oo Ka Soo Hiyaamey Buulo Barake Oo Soo Gaarey Baydhabo

0
212
Baydhabo(INO)– Waxaa Maanta magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay Soo Buux Dhaafiyey Barakacyaal Badan Oo Ka Soo Hiyaamey Degaanka Buulo Barake Oo Qiyaastii 40km u jira Magaalada Baydhabo, kuwaasoo ka muuqatey Daruuf adag, iyagoona sheegey in ay aad u saameysay abaarta iyo Biyo la’aanta ka jirta Gobolka Bay.

Halkan Ka Dhageyso Codadka

Wariye C/raxmaan Yuusuf Xasan,